Akhriso Xalka ugu haboon ee badqabka tayadda waxbarashada dalka

Saacadihii la soo dhaafay waxaa dalka ka jiray buuq iyo sawaxan yeelan karo fasiraaddo iyo micnayaal badan kaas oo dalka galiyay qalalaaso iyo xasilooni darro ka dhalatay imtixaankii la baabi’iyay ee ay Wasaaradda Waxbarashadda xakamayn weyday. Sida aan ognahay dunidda aan maanta joogno waa duni casri ah Technology-yadana waxay wadataa waxyeeladeeda, markaan dhankaas ka eegno … Continue reading Akhriso Xalka ugu haboon ee badqabka tayadda waxbarashada dalka